45 Comments

  1. image kunsaaran ma kula qurux badan yahay Aisha 😢 Tan kale dumarka somalida marka nin somaliya xumeeyo mexey cadaanka ukufaanan Caqaliga diba ucili abahaa yoo yahay ilahaga yeye yihiin

  2. Caasho abaayo waan ku salaamay dagdaga iska dhaaf nimanka badanaa ma rabaan dagdaga hada waxaan kaa Rabay in aa sugto asaga inta uu dhahaayo adaa leh waana happy birthday. Ee faysal noo fur adaa ba leh is bar abaayo in aan is dajiso waa caruurtaada aabahood dad iska dhaaf waa samirka badi asaa kuu soo laabanaa insha alaah waan kuu soo duceeynaa ana abaayo

  3. Somaligii dhalay ninkan cadanka ah ayaa uga naxariis badan sida muuqata wax uu ka ogyahay majirto maxuma ninkan hooyadana wallahi waa hooyo somaliyed waa masakiin

  4. Walee. Faysal. Waxaan. Aabihiis. Siinin. Ayuu. Siiyay. Farxad. Aan. Aabihiis. Siinin. Ayuu. Siiyay. Ee maslaxadaada. Fiirso. Ee sasabo. Ninkaaga

  5. 19:41 19:41 Mashaa allaaah tabarakallaah walashey casha maraka hore aqoon kuumalihi balse waxaat tahay gabar somaliyed aniga ahanteyda waxaan kuleyahay waxaat qabtaa nin fiican ee yuusan kaafakan ee dhuuqso nagaaha qaar hadalkooda kor uga bax maxaa yeelay maskaxda ayeey kacunayan sidaan ka arko ninkada caruurtaada wuu jecelyahay sidaas aawgeed waxaan kuleeyahay dantaada ogoow guul ayaana kuu rejeynaya abayo

Leave A Reply