47 Comments

  1. Abyo Samey wax waliba oo wang ah ah aad ninkaaga kusoo ceshan karto lkn gurigaaaga naagta ha keenin waayo ma fiirin kartid ninkaaga oo naag kle usii xaroonaya lkn kalgaceyl iyo davacsabaan tusi ilaahey umuuraha iyo Saad jeceshahay hakuu sahlo❤

  2. Walhi hadaa. Intas sameyso asagaa laad guriga ugu bixindoono intuu mar labaad kusoo jeclaado Ayuub Aad kuu kool kolom doonaa i aamin you kan do👍🫶🏼👊🏼👏👏

  3. Naag aaa naa nag guriga hakeesan sidee ku kolsonataa naag haday bari sun ku siiso ka waran.jacayl aa naa haduu ku jecelyahay naag kuriga kuguma keneen haduu ku jecel yahay.kk adaa ninka ku sixran .

  4. Mideeda kale waxaad samaynaysid cidna ha kala tashanin caqligaaga kaasho meel kaliga fadhiiso isla sheekayso go.aanka wuxuu ku soo gooyo ku dhaqaaq waxaan sidaa ku leeyahay bini.aadamku isku fikrad ma. Ahan wa kala fikrad ee ku wareerin ee fikradaada ku dhaqaaq

Leave A Reply