31 Comments

  1. Habaryar taladaas aad soo jeedisey ilama aha mid fiican
    Waayo in aad naag soo dejisid guriga dhib ayaa kaaga imankara
    Mentally ama physically
    Taasoo ah inaaad marwalba ka fekerto iyada iyo asaga xiriir kooda
    amaba aad gacan u qaado ood wax u geysato amaba eykuu geysato halkaasna dhibkaaga imaado ood xabsi ku muteysato
    Marka aniga marna kugulama talinaayo in aad naag haddey jirto
    aad soo dhoweysato
    asagoo kaligiis ah ayaad u sabri la'dahay ma waxaad u sabreysaa
    Markuu guriga naag kula soo dejiyo !realistic noqo
    😊

  2. OK. Maxaa kuu eg marka:
    in aad adiga dhaqan kaaga wax badan ka bedesho

    dulkaadka aad rabid in aad naag haddey jirto u dulqaadatid mad asagoo kaligiis ah u dulqaadatid?

    Maad dhibka badan ood ku heysid joojisid?

    Ninkaan wwu ku cusubyahey islaan mimada maad umuujisid wanaaga islaamka illaa safiir ayaad islaamka umeteleysaaye?

    waa in aad ka duwanaataa dumarka non-Muslimka ah iyo kuwa kaleba haddii dhaqankooda uu xunyahay dhaqankooda

    Hadduu banaanka kaaga soo shaqeeyo Anna taada gudaha qabso kadaa in uu tan gurigana ku daro asagoo soo daaley

    Ma aha wax lagu faano (dhar waligey ma dhaqin asagaa noo dhaq)
    asagoo cunuga xambaarsan ayuu
    cunto karinayaa wax lagu faano
    Ma aha
    haddaad xanuunsan they Haa
    isku filan noqo habo.

  3. Ninkani maalin uu kaa tagaba wuu tagi doqoney nin rag ah oo ku qaba caruurtada abahood ah ayaad bah dilaysaa markaas ayaad baraha bulshada soo dhigaysaa

  4. quruxeey isdeji ragena muslimiinta ah illahay ubaneyey 4 Haduu guursado maxaa ka badali kartaa danahaga ku mashquul arintaada barahaa bulshada taal iska daa bisinkee haduu kula guursado macneheeda maaha inuu kunacay intii kaso dhaweso marxabaysii khayr badan kuu rajaynay quruxeey qoyskiina ale haydiin wanaajiyo

  5. Caashoy adiga iyo ninkaaga Alla ha i sukidaayo Sharta iyo jeydaanka Alla ha idikaqabto
    Xanaaqa badan iskada abaayo kacawdubileysu Alla ha iskukinmaslaxeyo aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤲

  6. 👍👍👍❤️❤️💚💚💚💚❤️🌹🌹🌹🌹♥️🌷💜🩸💜💜🩸🩸❤️👍👍💚♥️♥️💚💚💚💚💚❤️❤️👍👍

  7. Sister please nincada ilaahey kusiiyey qarso ilxaasid ilaahey hadinka xihaabo dunida sidii hore ma aha quriwa baa jiro ilba jirto xasid. Please protect your wonderful family
    Lots of love for you and your family

  8. Meshan dadka ka hadlayo mafahmin shekadan waa waxa laysala ogyahay ted kale ninkan dhzgaha xidhan miyaa dhaqna muslin leh somaaliyzy caqligu ha shaqeyo o ilaahay ka baqa nin dhzgodhzgo xidhan subcaanlha

  9. Ninka waa muslim soo ma dhihin afarta naag in laguursan karo quraanka ayaa lagu sheegy qsab ma ahn inu guursado ilaa inu awoodo moye lkn qofka islamka wuu ogyhy teeda kale hadii uu xanaaqo qolka wiilka daji uu kudhahaaye hoos kuyaalo muuseexdo maxay naagta lala dagaayo

Leave A Reply