image kunsaaran ma kula qurux badan yahay Aisha 😢 Tan kale dumarka somalida marka nin somaliya xumeeyo mexey cadaanka ukufaanan Caqaliga diba ucili abahaa yoo yahay ilahaga yeye yihiin
Caasho abaayo waan ku salaamay dagdaga iska dhaaf nimanka badanaa ma rabaan dagdaga hada waxaan kaa Rabay in aa sugto asaga inta uu dhahaayo adaa leh waana happy birthday. Ee faysal noo fur adaa ba leh is bar abaayo in aan is dajiso waa caruurtaada aabahood dad iska dhaaf waa samirka badi asaa kuu soo laabanaa insha alaah waan kuu soo duceeynaa ana abaayo
45 Comments
ASHA INTEE HADIYAD UGU SODIRAA FAYSAL ❤❤❤❤❤ PLEASE LET ME KNOW
Sax
Oooooooh ❤🎉🎉🎉🎉
😭😭
Dhalasho wanaagsan habo
Caruur ayaad heysata dantada ka fakar
Masha allh tabarakllah wllshy qali ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤ wawo ilahay haku dayo carurta iyo lamanahagaa
Hore usoco quruxeey gurigaaga dhaqo ❤❤❤
Mash Allah keep your husband
Manshaa allah ilahy haku barakeeyo hana iskiin fahansiiyo sister qali
image kunsaaran ma kula qurux badan yahay Aisha 😢 Tan kale dumarka somalida marka nin somaliya xumeeyo mexey cadaanka ukufaanan Caqaliga diba ucili abahaa yoo yahay ilahaga yeye yihiin
Hub kaddaq,dheh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abaa shaqo ma bilawdid ninka ha isku haleynin intuu ku jogo ma k afaidysatid
Illhy qalbigiisa ha ku so jediyo aba o nagaha haka madoobeyo maskiin thy wlhi teda kle shaqo ina bilawdid isku day o adan ku tashan
Asc abayo waat gulesandota
Please don't happy birthday we are Muslims, we not Christians or jew
Asho abaayo kusoco wixi dantada ah
Soocesho ninkaga
Abaayo aashoy ninkaaga wuu ku jecel yahy wallhi adiga iyo caruurtba m.a illh hanii barkeeyo marba haduu caruurta jecelyhy waxba kaama haleysno wallhi farm marka
Happy birthday 🎂🎉 baby boy 🎈🎊
Nin wan jecelaahy 😂😂😂😂😂😂😂
Kib goowin wllo❤❤❤
Cashooy ilmahaaga korso nin miya waliga noloshaada iyo farxadaada ku xiraysaa 😊
Asalaamu Alakum. Habo, Allah has given you mashallah tabarakallah beautiful children. Please stop exposing your family. No need to share public.
Wiilkagu havsiyo shay wakafixiyo
Waxay sheegayso waxba kama jiraan FIYUUS RAADIS Ilaahay irsaaqadeena meeshaas nagama galiyo inaan caruurtayda mediyaha keeno.
Good for you
Caasho abaayo waan ku salaamay dagdaga iska dhaaf nimanka badanaa ma rabaan dagdaga hada waxaan kaa Rabay in aa sugto asaga inta uu dhahaayo adaa leh waana happy birthday. Ee faysal noo fur adaa ba leh is bar abaayo in aan is dajiso waa caruurtaada aabahood dad iska dhaaf waa samirka badi asaa kuu soo laabanaa insha alaah waan kuu soo duceeynaa ana abaayo
Wllo asha
Asc wllo asha dhalashada wax banaan maha diinteena islam kana maqabto ee alle kacabso
Asc abaayo reerkada dhakho binaadin ha ujojinin ok❤
Somaligii dhalay ninkan cadanka ah ayaa uga naxariis badan sida muuqata wax uu ka ogyahay majirto maxuma ninkan hooyadana wallahi waa hooyo somaliyed waa masakiin
M a abo fiican waaye
Adaa ninka naagta jecleysiisay
Ninka wiilka wuu jecelyahay ehNacsiinin wiilka cadow yuuka dhiganin e joog walal
Nin somaliyed ma caruur asi dhalin hadiyad u kenayo haka yabin mnsha Allah usku barakow wada nolada inti nolol jirto
Naa benta ad nagu madadalineysid Ma inaan caqli Lehen Bad moda
Qofkii dhalay meeyay caruurta 😢😢😢😢nin somali waa kaaa
Walee. Faysal. Waxaan. Aabihiis. Siinin. Ayuu. Siiyay. Farxad. Aan. Aabihiis. Siinin. Ayuu. Siiyay. Ee maslaxadaada. Fiirso. Ee sasabo. Ninkaaga
Dhilo
Asc asha wll allah ku daayo caruurtaada lkn waxaan ku oran lahaa seedigeena maxay tahay dhagaha u Duran miyuusan ahayn nin Muslim ah
19:41 19:41 Mashaa allaaah tabarakallaah walashey casha maraka hore aqoon kuumalihi balse waxaat tahay gabar somaliyed aniga ahanteyda waxaan kuleyahay waxaat qabtaa nin fiican ee yuusan kaafakan ee dhuuqso nagaaha qaar hadalkooda kor uga bax maxaa yeelay maskaxda ayeey kacunayan sidaan ka arko ninkada caruurtaada wuu jecelyahay sidaas aawgeed waxaan kuleeyahay dantaada ogoow guul ayaana kuu rejeynaya abayo
Familyyyyyy YawayE, yartayarta
Eedo waa runtaa
Horay u soco ilaahey ha kuuaqbalo rajadaada
❤❤❤❤❤ا