Naag aaa naa nag guriga hakeesan sidee ku kolsonataa naag haday bari sun ku siiso ka waran.jacayl aa naa haduu ku jecelyahay naag kuriga kuguma keneen haduu ku jecel yahay.kk adaa ninka ku sixran .
Mideeda kale waxaad samaynaysid cidna ha kala tashanin caqligaaga kaasho meel kaliga fadhiiso isla sheekayso go.aanka wuxuu ku soo gooyo ku dhaqaaq waxaan sidaa ku leeyahay bini.aadamku isku fikrad ma. Ahan wa kala fikrad ee ku wareerin ee fikradaada ku dhaqaaq
47 Comments
Adigu dumarkan maxaad karabtaa wasifiican wllo alle sidaugufiican hakuudooro
Ha ismashquulin wll dadntaada garo ilahayna talasaaro sidaasan kugu raacsanahay
Lkn ilmahaaga haiska dagaalin si aanay isgakaagajeclaan
Naagta cadaankaa kabadi way yaabaysaabee sidaad adigu ufahantay ninkaa iyadu umafahmayso kasoomaaligaa mashalaahsidaad uhadlayso way iqancisay aniga
🤲🤲♥️♥️
Waa saxa abayo caish fantaa firso wan ku racsanhy masha allah ❤❤❤❤❤❤
Ninka naagta u ogolow laakin gurigaada haka yeeli. Haddi kale wado aa isku furee
Fariiiid waligaa tantadaa garo ❤ keeep it ❤
Maansha allah allah Ku xifdiyo diinta yaa rabi
Qayrkeed wax dheer❤❤❤
Abyo Samey wax waliba oo wang ah ah aad ninkaaga kusoo ceshan karto lkn gurigaaaga naagta ha keenin waayo ma fiirin kartid ninkaaga oo naag kle usii xaroonaya lkn kalgaceyl iyo davacsabaan tusi ilaahey umuuraha iyo Saad jeceshahay hakuu sahlo❤
Abayo dhagaha maxaa uduray anigu su ashaas ayaan Qabaa
Walhi hadaa. Intas sameyso asagaa laad guriga ugu bixindoono intuu mar labaad kusoo jeclaado Ayuub Aad kuu kool kolom doonaa i aamin you kan do👍🫶🏼👊🏼👏👏
Naag aaa naa nag guriga hakeesan sidee ku kolsonataa naag haday bari sun ku siiso ka waran.jacayl aa naa haduu ku jecelyahay naag kuriga kuguma keneen haduu ku jecel yahay.kk adaa ninka ku sixran .
Mnsha Allah Aasha nimcadaada qarso Abaayo Alxm na dheh
Wll asha ninkan Wu ku ficanyahay pls ha darensinin ino abahod ukaley aheyn pls ❤ gurigaga ha burburin
duqunay sirtada oo dhan bananka ayey talaa waxad kuhadlaysid iyo balenkada waloshegaa
Abayo mcn wasax warkaga, lakin waxan kugu wanin naayaa nagta laguu kenayo yeysan carurta ka sumeynin.
Abayò waxa layiri inki andantisa aqon maraduga hoteda bydha maďa wasa
Guuleso
Abayo
Urka rabi hakurumeyo
Yaa ku dharinyo caashoy ninkaga wangiisa qarso heyso ha siideyn
Bananakala dag dheh gurigaaga dag ha dhihin danahaago ku wado
Mansha'Allah tabarak'Allah si wanagsan oo aqli kujiro.jaah❤❤❤
Ku soco adigaa saxsan wankugu raacsanay
Awlaada olaahay
Danatada wado walashayyi
🫶🤲🤲🤲
ماشاءالله تبارك الله
Mash alh abayo Gabadh fiicantahay socesho ninkaga Farid tahy saasna kusoco mida kale ale ayaa og siduu khyrkugu jiro walashy mcn❤❤❤
M a abaayo naagna hakalatashan noloshaada
Sax waxa tahay nag nol
Fariid baatahay soo cesho inikaaga naanta ayadaa iska tagayso
Walalo dhaga durnaasho diinta laguma soogalo logamana baxo ee diinta baro adiga ubadkaagane bar ok kadine kudhaqan❤
Waaaaw casha wll qlli geesiyad badtahaye hore u soco ku korso ilamahaga
Casho gbr adga thy ninkaga sasabo qali ❤❤
Adigaa qeylo kabadisay
Maasha allaah
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Sax weye baayo dantada ka weyn waxa dareemeyso asagana so jiido qalbiga ka xad
Allaha ku so jeediyo baayo
Gabar dhagayso waxad ku socoto wa qalad sidee aad u awooda ninkaga naag uusan qabin inay gurigaaga kula maxa kaa qaldan aan ku su.aale
Is daba qabo waxaa caqli ma ahane wax maskax gal ah na ma.ahan
Mideeda kale waxaad samaynaysid cidna ha kala tashanin caqligaaga kaasho meel kaliga fadhiiso isla sheekayso go.aanka wuxuu ku soo gooyo ku dhaqaaq waxaan sidaa ku leeyahay bini.aadamku isku fikrad ma. Ahan wa kala fikrad ee ku wareerin ee fikradaada ku dhaqaaq
Toobada iyo towfiiqda alaha kugu aadiyo insha alaah qeyr